Saldhiga Degmada Gaalkacayo oo la weeraray.

Published: December 15, 2019

Dablay hubaysan ayaa caawa bam-gacmeed ku weerartay saldhigga dhexe ee Magalaada Gaalkacayo Xarunta Gobolka Mudug, Laba askari iyo qof shacab ah ayaa dhaawac ka soo gaaray weerarkaan sida ay xaqiijiyeen warbaahinta gudaha.

Saldhiggaan ayaa ku yaalla bartamaha magaalada Gaalkacyo, kooxihii weerarka gaystay ayaa baxsaday, dadkii dhaawacmay na xarumaha caafimaadka ayaa loola cararay.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *