Shabaab oo Khaarijisay Madaxii Hore Amniyaadka Gobolka Banaadir

Published: March 10, 2020

Ururka Alshabaab ayaa xalay khaarajiyay madaxii hore ee garabka Amniyaadka ee ururka u qaabilsanaa Magaalada Muqdisho sida ay sheegtay hay’ada sirdoonka u qaabilsan dowldda Federaalka ee NISA.

Qoraala ay barta ay ku leeyihiin ay soo dhigeen NISA ayay ku sheegeen in sidoo kale ururka Alshabaab ay xireen madaxa hawlgalinta garabka amniyaadka ee gobolka banaadir Cumar Maxamed

“Saqdii dhexe ee xalay ayaa Bu’aale lagu dilay Muuse Macalin, oo horay isaga casilay madaxii Amniyaatka G-Banaadir ee AS, sidoo kale waxaa Xabsiga loo taxaabay madaxa hawlgalinta Amniyaatka G-Banaadir, Cumar Maxamed, iyadoo lafulinayey amarka Horjoogaha Maafiyada AS Axmed Diiriye” Sidaas waxaa lagu yiri qoraalka NISA

HORSEEDMEDIA

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *