Published: May 1, 2022
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Jowhar ee xarunta dowladda HirShabeelle.
Sheekh Shariif ayaa magaalada Jowhar u tegay inuu u tartamo kursiga xildhibaan HOP146 ee beeshiisa saami qeybsiga ay u leedahay.
Kursiga HOP146 waxaa ku fadhiyay Wasiirka Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur hase ahaatee hadda u tanaasulay Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed.
Sheekh Shariif ayaa isla goor dhoweyd shahaada musharaxnimo ee la gudoonsiiyay kursiga HOP146