Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo dib u dhacay.

Published: April 20, 2024
golaha wadatashiga qaran dhuusamareeb

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo sabtida maanta la filayey inuu furmo caasimadda Muqdisho ayaa dib u dhac ku yimid.

War-saxaafadeed kazoo baxay xafiiska Raisalwasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa lagu sheegay inuu shirkaasi.

Shirka golaha wadashiga qaran oo uu ku baaqay madaxweynaha JFS, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu balansanaa inuu furmo 20ka April 2024.

Horseed Media

Horseed Media