Published: February 3, 2022
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/02/Puntland-GolahaWasiirada-030222-1-958x720.jpg)
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee Todobaadlaha ah oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta Abaaraha, Xaaladda Covid-19 ee Puntland iyo Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka Puntland iyo Doorashadda Golaha Shacabka JFS.
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/02/Puntland-GolahaWasiirada-030222-3-1080x720.jpg)
![](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2022/02/Puntland-GolahaWasiirada-030222-2-1080x720.jpg)