Shirkii xukuumadda Faderalka & Puntland oo socda & PM Kheyre oo gudoominaya (Sawirro).

Published: August 2, 2018

Shirkii Golaha wasiiradda Dowladda Faderalka Soomaaliya & Puntland u dhaxeeyey ayaa ka socda hoolka shirarka wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Garoowe.

Shirka oo uu gudoominayo raisal wasaaraha Dowladda Faderalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa kaqaybgalay xukuumadda Puntland oo ay oo ay hogaaminaya Madaxweynaha & kuxigeenka Puntland.

Shirka oo warfidiyeentu banaanka ka joogaan ayaa la filayaa in qoraal laga soo saaro marka uu soo idlaado.

Horseed Media.net.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *