Siiriya oo taageertay Aqoonsiga Ruushka ee gobalada Bariga-Ukraine

22 February, 2022

Dowladda Suuriya ayaa sheegtay in ay “taageereyso” go’aanka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ugu aqoonsaday labada…

Dowladda Suuriya ayaa sheegtay in ay “taageereyso” go’aanka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin uu ugu aqoonsaday labada gobol ee ay Moscow taageerto gooni-u-goosadka ah ee bariga Ukraine.

Warkan oo ay shaacisay wakaaladda wararka ee dawladda Suuriya, ayaa lagu sheegay in Wasiirka arrimaha dibadda Faysal Mekdad laga soo xigtay in xukuumadda Bashar al-Assad “ay la shaqayn doonto” jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday ee Donetsk People’s Republic (DPR) iyo Luhansk People’s Republic (LNR) ).

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *