Somaliland oo amartay inaan la qaban karin shirar ka dhan ah saldhigga Imaaraadka ee Berbera.

Published: March 14, 2017

Somaliland ayaa soo saartay amar ku saabsan in aan hoteelada lagu qaban karin Shirar looga soo horjeedo saldhiga dowladda Imaraadka ay ka furanayso magaalada Berbera.

Maxamad Muuse Diiriye wasiir dowlaha amniga maamulka Somaliland warqad ka soo baxday xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in cidii marti gelisa shir looga soo horjeedo aldhigaasi in ay ka qaadi doonaan tilaabo.

Hadaba hoos akhriso amar ka soo baxaywasiir dowlaha amniga maamulka Somaliland

Horseed Media 2017.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *