Somaliland Oo Joojisay Tartanka Kubada Cagta Hablaha

Published: December 17, 2020

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliland ayaa joojisay tartanka kubada cagta hablaha Soomaaliland oo maanta uga bilaaban lahaa magaalada Hargeysa.

Wasaaradda ayaa sheegtay in tartaankaas oo lagu qaban lahaa xarunta ubax fitness uu baalmaray diinta iyo dhaqanka, isla markaana laga baahiyey sawiro anshax xumo ah oo lagu faafiyey baraha bulshada.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *