Soomaaliya oo dib usoo celinaysa haweenka ka tirsanaa Ururka IS-IS.

Published: January 22, 2020

Sida uu baahiyay Radio Sweden Madaxweynaha DFS ayaa ogolaada qorshe ah in dib loo soo celiyo haweenka soomaaliyeed ee ku biiray ururka Alshabaab ee ku sugan xeradaAl-hawl kuwaas oo ka safray dalal ka mid qaarada yurub oo ay dhalashooyin ka haystaan.

Danjiraha Soomaaliya ee Midawga Yurub Cali iqi ayaa sheegay in dawlada Soomaaliya ay diyaar u tahay in ay soo dhawayso muwaadiniinteeda balse ay marka hore ka warsugayaan go’aaanka ay ka qaataan dalalka dhalashadooda ay ka haystaan, balse iyaggu ay markasta ay diyaar u yihiin in ay soo dhaweeyaan muwaadiniintooda.

Dr Cali Fiqi ” Run ahaantii Waa Muwadiniin Soomaaliyed oo uu bahan gargar waana waajib na saaran ka dawlad ahaan waa in aan garab istagno muwadiniyiinteena, Inkast haweenka halkaas ku sugaan ay yihiin haween haysta jinsiyado dadalka kale waa in aynu ka war sugnaa Dalalka ay jinsiyadahooda haystan marka hore

Dr Fiqi waxa uu sheegay in dawladu ay diyaar u tahay in ay muwaadiniinteeda soo dhawayso.

” Balse hadeysan cidna dooneynin iyaga, Inay dib ugu soo celiyaan dalalka ay jinsiyadahooda haystaan oo ay iska diidaan in ay wax uu qabtaan,Anaga kan xukumadd ahaan waxaan haysana go’aan uu Madaxweynaha Soomaaliya horey u go’aamiyey oo ahaa in haweenka iyo carruurta doonaya in la geeyo Soomaaliya aynu soo qaadno, Said Faqi ayaa u sheegay Idaacada Ekot ee Dalka Sweden”

Horseed Media, 2020

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *