Published: March 1, 2022

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen; Odowaa Yuusuf Raage ayaa la kulamay Safiirka Shiinaha u jooga Muqdisho Mr, Fei Shengchao.


Gen; Odowaa Yuusuf iyo Safiirka Shiinaha ayaa ka wada hadlay xooginta taageerada Shiinaha uu siiyo Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ee dhinacyada tababarradda iyo qalabka.