Soomaaliya Oo Taiwan Ku Eedaysay Inay Ku Xadgudubtay Madax-banaanideeda

Published: August 18, 2020
Taiwan & Somalia

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa cambaareysay galaangalka maamulka Taiwan uu ka wado gudaha Soomaaliya, gaar ahaan xafiiska diblamaasiyadeed ee ay ka furteen magaalada Hargeysa ee Soomaaliland.

Dowlada Soomaaiya ayaa sheegtay inay qaadayso talaabo kasta oo ay ku ilaalinayso dowladnimadeeda, midnimada dadkeeda iyo sharafteeda, iyadoo ixtiraamaysa sharciyadda caalamiga ah ee Qaramada Midoobay.

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa ugu baaqday Taiwan inay joojiso faragelinta ay ku wado gudaha dalkeeda iyo qaranimadeeda.

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *