Soomaaliya Oo U Yeertay Diblomaasiyiinteeda Ku Sugan Kenya

Published: December 16, 2020

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa ku amartay  diblomaasiyiinta, u qeybsanayaasha, shaqaalaha hey’adda socdaalka ee ka howlgala Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya in ay dalka ku soo galaan muddo 5 cisho ah.

Waxaana dowladda Federaalka ay ku  amartay in muddo 7 cisho ah dalka uga baxaan diblomaasiyiinta Kenyanka.

Khilaafka Soomaaliya iyo Kenya ayaa cirka isku sii shareeray markii madaxweynaha Soomaaliland uu gaaray Nairobi, uuna heshiisyo siyaasadeed lasoo saxiixday madaxda dalka Kenya.

Dowlada Soomaaliya ayaa sheegtay go’aankan inuu yimid kadib markii Kenya ay joojin weyday faro-gelinta ay ku heyso madax-banaanida wadanka Soomaaliya.

Hoos ka akhriso:

Horseed Media

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *