© 2022 Horseed Media Group

Tacsi Mulaaxo Yassin Cismaan Kenadiid

Dhamaan Bahda Horseed Media waxay halkan Tacsi uga direysaa Qoyska reer Yassin Cismaan Keenadiid, geerida naxdintaleh ee Marxuumad Mulaaxo Yaasiin Cismaan oo ku geeriyootay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Waxaan illaahay uga baryeynaa inuu janadii fardowso ka waraabiyo, Allena dambigeeda dhaafo, ehelka iyo qaraabadana samir iyo iiman allaha ka siiyo.