Dalal dhawr ah ayaa dawooyinka Malaariyada u isticmaalay in lagu daaweeyo cudurka COVID-19 ee Fayraska Korona, laakiin sida lagu sheegay…
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 64 xaaladood oo COVID-19…
Madaxa siyaasadda arrimaha dibedda ee Midowga Yurub ayaa Shiinaha ugu baaqay inay gacan weyn ka gaystaan dagaalka ka dhanka ah…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Qatar ayaa Khamiistii shaacisey in maaskarada afka iyo sanka lagu xirto ee lagu ilaaliya fiditaanka…
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtey in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 49 kiis oo…
Horraantii bishii Maarso, Sacuudi Carabiya waxay billawday dagaal dhanka qiimaha saliidda ah oo caalami ah, kadib waxaa caalamka ku dhuftey…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan ku saabsan xaaladda caafimaad ee dalka, baahiyaha jira iyo dadaallada…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Puntland ayaa xaqiijisay in Wasiirkii saddexaad oo ka tirsan xukuumadda Puntland laga Helay cudurka Coronavirus Wasaaradda waxay…
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Md Cumar Cali Cabdilaahi iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Dr Maxamed Cabdi…
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona waxay ku sheegtay in labadii maalin ee…
Laba wasiir oo ka tirsan xukuumadda Puntland ayaa todobaadkan laga heley fayraska korona ee caalamka faro ba’an ku haya. Labada…
Masaajidyada ku yaal Jarmalka ayaa dib loogu furi doona albaabada si ay ugu cibaadeysantaan dadka Muslimiinta ah, arrintan ayaa imaanaysa…