Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Xilgarsiinta Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa markii ugu horeysay ka hadlay isbadalka ku yimid taageerada dowladaha…
Saacadihii lasoo dhaafay Roobab Mahiigaan ah ayaa ka da’ay qaar badan oo kamid ah deeganada gobolka Nugaal sida degmooyinka Dangaroyo,Burtinle…
Xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa war kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee ka taagan Soomaaliya si gaar…
Golaha Amniga ee Midowga Afrika oo maanta shir ka yeeshey xaaladda cakiran ee Soomaaliya, ayaa war murtiyeedkii ay soo saareen…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ay ka soo xirmeen albaabada Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, Igad iyo…
Waxaa soo baxaya khasaare kala duwan oo ka dhashay gacan ka hadal iyo shaqaaqo maanta Garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ku…
Golaha Wakiilada ee Maraykanka ayaa Arbacadii shalay ansixiyey sharci cusub oo diidaya in mustaqbalka Madaxweyne Maraykan ah awood u yeesho…
Dowladda Soomaaliyeed ee Puntland ayaa soo saartey mowqifkeeda rasmiga ah ee ku aadan xaaladda dalka ee doorashooyinka, muddo kororsiga, waxaana…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga madaxtooyada Garoowe ku qaabilay madaxa hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO u…
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa habeenkii xalay fadhi aan rasmi ahayn ka yeeshay xaaladda Soomaaliya. Golaha Amanaaka oo ka…
Guddigii Doorashooyinka dadban ee heer federaal iyo heer Dowlad goboleed ee muranku ka taagnaa ayaa la kala direy. Habeenkii xalay…
Madaxweynihii mudada dheer ee dalka Chad Idriss Déby ayaa geeriyooday. Waxaa lagu dhaawacay booqasho uu ku tagay jiida hore, aagaga…