Madaxwaynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa darajadii Ciidanka uga xayuubiyay Taliyihii hore ee Booliska Gobalka Banaadir, Cumar Maxamed (Saadaq…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa ka dhoofey magaalada Muqdisho kadib safar shaqo oo qaatey bil ay ku joogeen halkaas, waxaana…
Dowladda Puntland ayaa sharci darro ku tilmaamtay go’aankii gollaha barlamaanka Federaalka ee xilku ka dhamaaday uu maanta ugu codeeyay sharci…
Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar oo hore u ahaa wasiirkii gaadiidka iyo Duulista hawada ayaa ka cudur daartay inuu la wareego…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka ay ka soo saareen jiheynta doorashooyinka heer…
Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xilku ka dhamaadey ayaa maanta u codeeyey sharci lagu sheegay jiheynta doorashooyinka Baarlamaanka, waxaana…
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan Ciidanka Xoogga…
Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macalin fiqi ayaa bogaadiyay talaabadii uu taliyaha ciidamada Booliiska gobolka Banaadir Saadiq ku joojiyay…
Dowlada Iran ayaa ku eedaysay sirdoonka Israel inay ka danbeeyeen weerarkii Axadii shalay lagu qaaday kombiyuutarada Warshada Nukliyeerka Iran ee…
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa Isniinta kulan degdeg ah yeelanaya, iyadoo goordhow uu farriin qoraaleed u dhacay xildhibaannada oo…
Wasiirka warfaafinta dowladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade ayaa sheegay inay rajo ka qabaan in madaxweynaha dowladda Federaalka Maxamed Cabdullaahi…
Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Mohamed Hussein Roble ayaa isku shaandheyn kooban ku sameeyey qaar kamid ah golaha wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka ah…