Midowga Yurub, Urur-goboleedka IGAD, Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey wakiilo ka socda ayaa shir fogaan arag ah ka yeeshey xaaladda…
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka caddaalada Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta gaaray magaalada Garowe, halkaas oo uu kula wareegayo maxaabiis…
Wasaaradda Arimaha Dibadda Xukuumadda xilgaarsiinta ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Qoraal u dirtay Madaxweynaha xilka kasii dagaya ee Golaha Amaanka…
Maalintii shalay waxaa natiijo la’aan ku soo dhamaadey shirkii dhamaystirka taabo gelinta doorashooyinka baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo kulankiisu qaatey Sabti,…
Dowladaha Maraykanka iyo Ciraaq ayaa si wadajir ah u shaaciyey go’aankan kadib kulamo dhexmaray Wasiirada Arrimaha dibada ee dalalkaasi. Labada…
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo wareysi siiyay idaacadda VOA ayaa sheegay in qoraalka iyo muuqaalka dowladda sii deysay uu…
Dowladaha Jubbaland iyo Puntland ayaa beeniyay in shirkii Afisyooni uga socday Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada dalka ay mas’uul ka…
Shirkii madaxda dowladda Federaalka, kuwa dowlad Goboleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ee maanta dib uga furmay Teendhada Afisyooni ayaa markii…
Guddiga dib u habaynta ciidamada dowladda Puntland ayaa maanta booqday taliska ciidamada daraawiishta xerada Siinaay ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta…
Waxaa maantey dib u bilowdey shirkii u dhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya, Gobolka Banaadir iyo Dowlad goboleedyada dalka ka jira, shirka…
Xubnaha Lataliyayaasha Dhaqaalaha Qaranka (NEA) ee Soomaaliya waxa ay aad uga walaacsan yihiin ismariwaaga hannaanka doorashada ee 2021 iyo cawaaaqibta…
Dowladaha Maraykanka iyo Iran ayaa soo dhaweeyey wadahadalkii ugu horeeyey oo la doonayo in dib loogu soo nooleeyo heshiiskii burburay…