Markabka ‘Iran Saviz’ oo marayey badda cas ayaa salaasadii shalay lala beegsaday qarax loo adeegsaday miinada-badda ee loo yaqaan (limpet…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray Xarumaha Xiriirka Dadweynaha 449 oo ka shaqeeya isku xirka shacabka,…
War kasoo baxay wakiilada beesha Caalamka u jooga Soomaaliya ayaa dowladda federaalka looga dalbaday inay qabato doorasho heshiis lagu yahay…
Shirkii madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka ee maanta oo Talaado ah lagu waday inuu dib uga furmo Teendhada…
Ciidaada Amniga Puntland ee PSF ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen deegaano kamid ah gobolka Bari ay ku dileen…
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixisay xaaladda Cudurka Safmarka ah ee Covid 19 ee dalka. Warbixinta maalinlaha…
Waxaa Muqdisho weli ka socda shir aad xasaasi kaas oo ay ka qaybgalayaan 8 nin oo ka kala socda Dowlad…
Waxaa magaalada Muqdisho ku soo idlaaday shirkii wadatashi ahaa ee u dhaxeeyay madaxda dowlada Federaalka iyo dowlad goboleedyada kaasoo maanta…
Guddiga xalinta dhibaatada Suuqa Lacagaha Puntland ayaa sheegay inaan weli si buuxda loo adeegsan lacagta Shillin Soomaaliga, uuna jiro qiimo…
Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Puntland, Jubbaland, Midowga Musharaxiinta iyo Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa bogaadiyey talabaadii ciidanka…
Wasaaradda Duulista Hawada iyo garoomada Puntland ayaa jawaab ka bixisay hadal kasoo yeeray Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Federaalka…
Alshabaab ayaa saaka waaberigii weerar ku bilowday Qaraxyo ku qaaday saldhigyo ay ciidanka Milatariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Bariire ee…