Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo maanta ka ambabaxay magaalada Boosaaso ayaa gaaray magaalada Muqdisho…
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo xalay kulan Khaas ah ka yeeshay arrimaha Soomaaliya ayaa baaq wadajir ah u diray madaxda…
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Magaalada Muqdisho waxaa laga soo dejiyay meydka Rabbi u naxariistee Madaxweynihii kumeelgaarka ahaa ee Soomaaliya Cali…
Hay’adaha gargaarka ayaa ka digay xaalada gobalka Marib ee dalka Yemen oo maalmihii lasoo dhaafay dagaalo xoogleh ku dhexmareen ciidamada…
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Madaxweynaha dalka Tanzania John Magufuli uu ku dhacay cudurka Covid19, isla markaana hada loo…
Waxaa saaka xiran inta badan wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, xili la isu diyaarinayo aaska maanta loo sameenayo Madaxweynihii hore…
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa guddoomiye iyo guddoomiye kuxigeen kumeelgaar ah u magacaabay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha Dowlada Maraykanka…
Guddoomiyihii ahna duqii magaalada Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo caawa shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay inuu iska casilay…
Alle ha u naxariistee waxaa caawa Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya ku geeriyooday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi…
Madaxweynaha xilku ka dhamaaday ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee…
Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa war kasoo saaray xaaladda amni ee dalka, cudurka halista ah ee COVID-19 ee kusii faafaya…