Maxkamada dalka Germany ayaa 4 sano iyo lix bilood oo xabsi ah ku xukuntay Sarkaal horey uga tirsanaan jiray Hay’ada…
Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa maanta oo Arbaca ah inuu xiriir dhanka Telefonka ah la sameeyo Boqorka Sacuudiga…
Puntland ayaa habeenkii xalay soo saartey qoraal dheer oo ay ku caddeyneyso aragtida ay ka qabto doorashooyinka Soomaaliya, sidoo kale…
War qoraal ah oo kasoo baxay beesha caalamka ayaa madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada loogu baaqay inay shir…
Aqalka Cad ee looga taliyo dalka Maraykanka ayaa xalay lagu qabtay xus kooban oo lagu xasuusanayey 500.000 qof ee wadankaasi…
Baarlamaanka wadanka Canada ayaa ansixiyey Mooshin dalkaasi ku cambaareenayo falalka Dowlada Shiinaha kula kaceyso muslimiinta laga tiro baddan yahay. Qaraarka…
Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shir jaraa’iid oo ay maanta ku qabteen magaalada Muqdisho ku iclaamiyey inay qorsheenayaan banaanbax labaad…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ku qaabilay Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe, Wafdi kasocda Midowga Europe oo…
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada ee Turkiga Axadii shalay ayaa loogu baaqay Dowlada Federaalka iyo Dowladaha xubnaha ka ah…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay Bulshada Puntland kala hadlaya marxaladaha siyaasadeed ee hadda taagan. Kulanka oo…
Dowlada Iran iyo hay’ada Nukliyeerka u qaabilsan Qaramada Midoobay IAEA ayaa heshiis ku gaaray in kormeerayaasha caalamiga ah ay tagi…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan dhaqan-gelinta…