Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa war kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee dalka, rabshadihii maalmo kahor ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo khilaafka…
Wasiirka warfaafinta xukuumadda FS Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo saaka shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa wax laga xumaado…
Dowlada Puntland oo caawa war kasoo saartay rabshadihii xalay iyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, ayaa sheegtay…
Raysal Wasaaraha Xil-gaarsiinta ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay inuu ka xun yahay rabshadihii xalay iyo maanta…
Rasaas xoogleh oo goordhaweyd ka dhacday nawaaxiga KM4 ayey ka badbaadeen tiro kamid ah Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo horkacayey banaanbax…
Madaxweynihii hore ee dowlada federaalka Soomaaliya kana mid ah midowga musharaxiinta Xasan Shiikh Maxamuud ayaa sheegay inay caawa weerar kusoo…
Ciidamo uu wato General Yuusuf Maxamed Siyaad Indhocadde ayaa caawa la wareegay aagga taallada Daljirka Daahsoon oo la filayo in…
Midowga Musharaxiinta Madaxtinimada Soomaaliya 2021 ayaa galabta booqday taalada Daljirka Daahsoon oo maalinimada Jimcaha ee berri lagu wado inuu ka…
Madaxweynaha xilku ka dhamaaday ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa shir degdeg ah isugu yeeray madaxda dowlad…
Shir ay isugu yimaaddeen Wasiirada Wasaaradaha qaabilsan ka hortagga iyo xakamaynta cudurka COVID19 oo uu shir guddoomiyey Raisal Wasaaraha JFS…
War-saxafadeed kasoo baxay beesha caalamka ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay heshiiska ay gaareen guddiga farsamo ee loo xilsaaray qabsoomida…
Waxaa xalay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo geba-gabeeyay shirkii u dhaxeeyay guddiyadii ka kala socday dowladda Federaalka,…