Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-qoor ayaa la kulan la qaatay wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Qunsulka cusub ee Itoobiya ee Puntland Mr Degnachew…
Dowlada Sweden ayaa ku dhawaaqday inay xireyso xadka ay la wadaagto dalka Norwey. Sababta ayaa ah noocyada kala duwan ee…
Madaxweynaha DOwlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed (lafta-gareen) ayaa yimid magaalada Muqdisho, waxaana uu ka qayb qaadan doonaa dedaalada…
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee warbixinta qiimeynta…
Hay’ada caafimaadka ee WHO ayaa heshiis la gashay Jimcihii shalay shirkada Pfizer ee soo saarta talaalka Covid19, heshiiskan oo qeyb…
Dowlada UK ayaa sheegtay in nooca cusub ee cudurka Covid19 ee dalkaasi ku faafayey bilihii lasoo dhaafay inuu ka halis…
Maxkamadeynta Madaxweyne hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa ka bilaaban doonta aqalka guurtida todobaadka labaad ee bisha Febraayo oo ku…
Ciidamada Ugandha ee AMISOM ayaa sheegtey in ay dileen 189 malayshiyaad ka tirsanaa al-Shabaab gudaha Soomaaliya. Lt. Col. Deo Akiki…
Warar Horseed Media heshey ayaa sheegaya in habeenkii xalay shir loo adeegsadey aaladda Internetka uu dhexmaray Madaxweynyaasha Dowlad goboleedyada dalka…
Safiirka u fadhida Qaramada Midoobey Midowga Boqortooyada (UK) ayaa kulan la qaadatey Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Abokor,…
Ugu yaraan 32 qof ayaa ku dhimatay 110 kalena waa ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo mataano ah kaas oo…