Mooshinka xilka qaadista Madaxweynaha wakhtigiisa sii dhamaanayo ee Maraykanka Donald J Trump ayaa la ansixiyey kadib markii ay u codeeyeen…
Taliska Militariga Itoobiya ee qaabilsan hawlgalada ka socda gobalka Tigreyga ayaa bartooda twitter ku shaaciyey in hawlgal lagu dilay Wasiirkii…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjireyaasha dalalka Turkiga iyo Qatar Mohmet Yelmez iyo Hassan…
Dowlada Ugandha ayaa Salaasadii shalay hawada ka saartay aaladaha internet iyo baraha bulshada oo ay dadka ku sheekaystaan kahor codbixinta…
Shirka sannadlaha ah ee Garsoorka dalka oo ay ka qeyb galayaan hay’adaha cadaaladda heer federaal iyo heer maamul goboleed ayaa…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee BBC ayaa sheegay in dalka aysan…
Golaha Wakiilada Baarlamaanka Maraykanka ayaa lagu wadaa berri oo ah Arbaca inay codka u qaadaan mooshin ay soo diyaariyeen xildhibaanada…
Xoghayihii Amniga Guddaha Maraykanka Chad Wolf ayaa ku dhawaaqay inuu xilka isaga tagay Isniintii shalay xili ay maalmo kaliya ay ka…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhabo, kadib safaro uu ku…
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Maxamed Cusmaan Balal ayaa xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobey…
Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay in ay liiska kooxaha argagaxisada ah ku dartay kooxda shiicada ah ee Xuuthiyiinta dalka Yemen. Xoghayaha…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo maanta dib ugu noqday magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay khilaafka weli ka jira nidaamka doorashada…