Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Sacuudiga, Abdullatif bin Abdulaziz al-Sheikh ayaa xaqiijiyey in ay shaqada ka fadhiisiyeen qaar kamid ah…
Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay wejiga labaad ee Dhismaha…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa dalka Turkiga kula kulmay dhiggiisa dalkaas Lütfi_Elvan. Wasiir Beyle ayaa sheegay…
Taliska Booliska gobolka Bari oo xalay hawgalo ka sameeyey magaalada Boosaaso ayaa sheegay inay fashiliyeen Qarax la dhigay mid kamid…
Shirkii 38aad ee IGAD ayaa warmurtiyeedkii maanta laga soo saaray looga hadlay arrimaha khilaafaadka ka taagan doorashada Soomaaliya, iyadoo urur…
Ugu yaraan 8 gantaal ayaa ku dhacay gudaha deegaanka loo yaqaan Aaga Cagaaran (Green Zone) ee bartamaha magaalada Baqdaad caasimada…
Shirka 38aad ee IGAD oo maanta ka furmay magaalada Jabuuti ayaa waxaa furitaankiisii khudbad kasoo jeediyey Guddoomiyaha Komishinka Midowga Afrika…
Shirka aan caadiga ahayn ee urur gobaleedka IGAD uga furmay magaalada Jabuuti ayaa waxaa laga soo saarayo baaqyo ku aadan…
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Komaandooska Soomaaliya ee Gorgor ayaa maanta gaaray magaalad Doolow ee gobalka Gedo. Ciidamadan oo diyaarado looga…
Tartanka kubada cagta ee koobka Dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday magaalada Muqdisho. Ciyaarta…
Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee maamulka Galmudug ayaa maanta aas-Qaran loogu sameeyay Saraakiishii shalay lagu laayay qarax Ismiidaamin ah oo ka…
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga qeyb…