Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtey Dowladda Kenya, kadib markii ay Soomaaliya sheegtey in Kenya waddo abaabulka Jamhad la…
Qaramada Midoobey ayaa cambaaraysay qarax Ismiidaamin ahaa oo ay ku dhinteen saraakiil sare iyo masuuliyiin kale oo galabta lagu weeraray…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoysaska, ehelada shacabka iyo Saraakiisha Soomaaliyeed ee ku naf…
Waxaa qarax ismiidaamin ah uu galabta ka dhacay afaafka hore ee garoonka kubada Cabdillaahi Ciise ee koonfurta magaalada Gaalkacyo, halkaas…
Dowlada Nigeria ayaa xalay sheegtay in lagu guuleystay in lasoo sii daayo 344 wiilal arday ah oo ay kooxo hubeysan…
Jeneraal Don William Nabasa ayaa Khamiistii shalay si rasmi ah ulla wareegay taliska ciidamada Ugandha ee ka tirsan AMISOM. Taliyaha…
Musharax madaxweynaha Soomaaliya Mustaf Dhuxulow oo caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa si kulul uga hadlay hor-istaag iyo…
Golaha wasiiradda Puntland oo maanta yeeshay shirkoodii khamiislaha ahaa oo uu shir-guddoomiyey madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ansixiyey xeerar…
Magaalada Muqdisho ayaa xalay laga dareemayey dhaq dhaqaaq ay wadeen ciidamada dowlada kuwaasi oo la dhigay wadooyinka muhiimka ah iyo…
Maxkamada dalka Maraykanka ayaa Arbacadii shalay lasoo taagay nin u dhashay Kenya oo la sheegay inuu ka tirsan yahay Al…
Wafdi uu horkacayo Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta gaaray degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa ku amartay diblomaasiyiinta, u qeybsanayaasha, shaqaalaha hey’adda socdaalka ee ka howlgala Safaaradda Soomaaliya ee dalka…