Dowlada France oo dhawaan sheegtay inay soo rogtay sharuuc looga hortagayo waxay ugu yeertay Muslimiinta Gooni-u-goosadka ah, ayaa sheegay inay…
Shirka khamiislaha ee golaha wasiirada Puntland oo shir guddoomiyey madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, isla markaana uu kala qaybgalay ku-xigeenkiisa…
Golaha wakiilada Puntland oo maanta yeeshay fadhiga 20-aad ee Kalfadhiga 47-aad ayaa xasaanadii ka qaaday 8 mudane oo ka tirsan…
Dalalka Sacuudiga iyo Qatar oo sadexdii sano ee lasoo dhaafay khilaaf weyn u dhaxeeyey ayaa lagu wadaa inay gaaraan heshiis…
Qaramada Midoobay iyo Xukuumada Abiy Ahmed ee Itoobiya ayaa arbacadii shalay gaaray heshiis loogu fasaxayo hay’adaha gargaarka inay tagaan deegaanada…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Danjire Yuusuf-Garaad Cumar in uu noqdo Ergayga Gaarka…
Mudaaharaad xoogan oo ay soo abaabuleen dad ka caraysan go’aan uu shalay soo saaray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa…
Dowlada UK ayaa fasaxday in la isticmaalo daawada cusub ee talaalka looga hortago cudurka Covid-19 oo ay soo saareen shirkadaha…
Xeer illaaliyaha Guud ee Maraykanka William Barr ayaa sheegay inaysan jirin wax cadeyn ah oo loo helay musuq maasuqa uu…
Midowga musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya 2020/21 oo ka hadlay ayaa walaac ka muujiyey go’aankii dowlada federaalka Soomaaliya ku amartay inuu dalkiisa…
Banaanbaxyo xoogan oo ay soo abaabuleen dad ka caraysan go’aan uu shalay soo saaray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa…
Boqortooyada Sacuudiga ayaa u ogolaatay shirkadaha ganacsiga ee Israel inay adeegsan karaan hawadooda, go’aankan oo kasoo baxay kulan dhexmaray Madaxda…