Waxaa maanta aas-qaran loogu sameeyey magaalada Garoowe, alle ha u naxariistee Gen.Khaliif Ciise Mudan oo Madaxweynaha Dowlada Puntland, Ku-xigeenkiisa, Guddoomiyaha…
Raysalwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegay in uu bilowday hawlgalka ugu danbeeyey ee lagu xoreenayo caasimada maamulka Tigrayga ee Maqalle…
Madaxweynaha Maraykanka ee wakhtigiisa sii dhamaanayo Donald Trump ayaa sheegay inuu baneen doono bisha Janaayo Aqalka Cad hadii ay dhamaan…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud Filish oo ka hadlayay qoddobadii ku jiray War-murtiyeedkii maanta kasoo baxay midowga musharixiinta ayaa…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta guddoonka iyo xildhibaanada golaha wakiillada Puntland kulan qado iyo is xogwareysi ah…
Shirkii midowga musharaxiinta madaxtinimada Soomaaliya oo maanta lagu soo gababeeyey magaalada Muqdisho ayaa laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban dhowr…
Warbaahinta Maraykanka oo soo xiganaya xog ay ka heleen sirdoonka Maraykanka ayaa shaaciyey in mid kamid ah saraakiisha Sirdoonka ee…
Madaxweynaha Maraykanka ee wakhtigiisa dhamaaday Donald Trump ayaa cafis Madaxweyne u fidiyey Lataliyihisii hore ee Amniga Qaranka Michael Flynn oo…
Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa maanta kulankii 16-aad ee Kalfadhiga 47-aad ee golaha ku yeeshay magaalada Garoowe, waxaana kulankaas shir guddoominayay…
Dowlada Siiriya ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in Militariga Israel ay duqeeyeen koonfurta magaalada Dimishiq, duqeyntan oo noqoneysa middii…
Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden ayaa soo bandhigay markii ugu horeysay xubnaha uu soo xushay ee qaban doona…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah la yeeshay Lataliyaha Amniga ee Raysalwasaaraha Itoobiya oo booqasho…