Shirka magaalada Muqdisho uga socday murashaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta guddoomiye u doortay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya…
Hogaamiyaha maamulka Tigrayga ayaa qaadacay baaqii Axadii lasoo dhaafay kasoo baxay Abiy Ahmed oo u qabtay xoogaga Tigrayga inay hubka…
Dowlada Turkiga ayaa cambaareysay baaritaan ay ciidamada badda ee ka socda Midowga Yurub ku sameeyeen Markab Turkida leedahay oo cunto…
Wasiirka Arrimaha Dibada ee Sacuudiga Faisal bin Farhan ayaa beeniyey warar ay shaaciyeen warbaahinta Israel Isniintii shalay iyagoo sheegayey in…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Billad iyo Shahaado sharaf ku maamusay Masuuliyiintii iyo howlwadeennadii ka soo shaqeeyay…
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, ahna Madaxweyne ku-Xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa hadda Shir-guddoomiyay Shir Gole Wasiir oo deg…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa qaar kamid ah musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya ee kasoo jeeda…
Guddoomiyaha ahna duqa degmada Xaafuun ee gobolka Karkaar Maxamuud Yuusuf Garow oo ka hadlay roobab duufaano wata oo ku dhuftay…
Saacadihii lasoo dhaafay waxaa roobab xoog leh oo dabaylo wata ka da’ayeen qaar kamid ah gobolada iyo degmooyinka Puntland, gaar…
Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii 2aad ku shiraya Muqdisho ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxay ku sheegeen baaritaan ay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaya oo gaaray magaalada Baydhabo ayaa waxaa kusoo dhaweeyay…
Shil Gaari oo xalay saqdii dhexe ka dhacay wadada halbowlaha ah ee isku xirta magaalooyinka Puntland gaar ahaan Qardho iyo…