Hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka hawlgala dalka Itoobiya ayaa maanta oo khamiis ah qaylo-dhaan kasoo saaray xayiraada saaran shacabka Tigrayga.…
Boqor Salmaanka Sacuudiga oo khudbad kasoo jeediyey furitaanka Golaha Shuurada ee dalkaasi ayaa ugu baaqay Beesha Caalamka inay wax ka…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha iyo madaxweyne kuxigeenka cusub ee dowlad goboleedka Hirshabeelle…
Cali Cabdullaahi Xusseen Guudlaawe ayaa maanta ku guuleystay madaxweynaha Hirshabeelle halka madaxweyne ku-xigeenka loo doortay Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed kadib…
Ku-simaha madaxweynaha Puntland, ahna madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta daah-furay barnaamijka iskaashiga caalamiga ah ee Waxbarashada Puntland.…
Ismaamulka Amxaarada ayaa soo dhaweeyey hawlgalkii ay ciidamada Federaalka ku xoreeyeen magaalada Dansha oo ku taal xaduuda Tigrayga iyo Amxaarada.…
Dowladaha Azerbaijan iyo Armenia oo saxiixay heshiis xabad joojin ah oo uu garwadeen ka ahaa Hogaamiyaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa…
Madaxweynaha la doortay ee Maraykanka Joe Biden ayaa “ceeb” ku tilmaamay qaabka uu u dhaqmayo Madaxweynaha wakhtigiisa dhamaaday ee Donald…
Raysal Wasaare ku-xigeenka dowlada federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed khadar ayaa ka hadlay war-saxaafadeed ay soo saareen musharaxiinta doorashada madaxweynaha…
Musharaxiinta xilka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa War Cusub kasoo saaray Doorashada Madaxweynaha dowladda oo lagu heshiiyay in waqtigii loogu…
Telefishinka ku hadla afka dowlada Federaalka Itoobiya ayaa maanta oo Salaasa ah shaaciyey in ciidamada Federaalka la wareegeen gacan ku…
Shirkada daawooyinka soo saarta ee Pfizer oo laga leeyahay Maraykanka ayaa sheegtay inay ku guuleysatay sameynta & tijaabinta Talaalka Covid19,…