Maamulka Tigray-ga Itoobiya ayaa sheegay inay iska difaaci doonaan duulaanka uga imaanaya dowlada Abiy Ahmed oo ay sheegeen inay doonayaan…
Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga Joe Biden ayaa cododka uu helay sii kordhayaan xili Madaxweyne Trump uu ku doodayo in la musuq…
Raysal wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tagey xerada tababarka Ciidanka ee TurkSom, isagoo ku boggaadiyay…
Shirkii banbaxa golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ayaa maanta lasoo gabagabeeyey, waxaana laga soo saaray warsaxaafadeed ku qotoma waxyaabihii laga…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa ka horyimid guddiga doorashada Soomaaliya oo uu ku dhawaaqday Raysalwasaaraha…
Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga Maraykanka Joe Biden oo hada ku horeeya tirinta cododka ayaa ku guuleystay labada gobal ee Wisconsin iyo…
Raysalwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ku dhawaaqay guddiyada Doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka. Xubnahan ayey ku jiraan kuwii ay soo…
Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa maanta dood dheer kadib waxay ansixiyeen xeerka dugsiyada Qur’aanka Kariimka ah ee Puntland, kaas oo ka…
Wasiiru-dawlaha wasaaradda maaliyadda dowlada federaalka Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim iyo taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya Gen. Cabdi Maxamed Xijaar oo uu…
Xildhibaanada Baarlamaanka 2aad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa doortay guddoomiyaha baarlamaanka iyo labadiisa ku-xigeen kadib doorasho ka dhacday magaalada Jowhar.…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo goordhaweyd taageerayaashiisa kula hadlay Aqalka Cad ayaa sheegtay inuu isagu guul gaaray xili ay weli…
Waxaa la dhameystiray tirinta cododka kursiga Degmada 5aad ee gobalka Minnesota ee laga soo doorto Xildhibaanada Soomaaliyeed ee Ilhan Omar…