Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa ka hadlay baarista gabadh maydkeedka laga helay xaafadda kamid ah magaalada Boosaaso iyo kaaliye…
Dhalinyarada aqoonyahanka ah ee gobolka Karkaar oo caawa oo taariikhdu tahay 31da October 2020 shirweyne wadatashi ah isugu yimid magaalada…
Illaa iyo hada waxaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen 26 qof dhulgariirkii shalay ka dhacay xeebta magaalada Izmir ee koonfurta…
Madaxweynaha dalka Tansaaniya John Magufuli ayey sheegeen guddiga doorashada inuu ku guuleystay 84% cododka. Magufuli oo u tartamyey markii labaad…
Xildhibaannada baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa xildhibaan Maxamuud Siyaad Barqadle u doortay inuu noqdo guddoomiyaha KMG ah ee…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo war qoraal ah soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaa ka hadlay dhul-gariirkii ku…
Booliiska Faransiiska ayaa xaqiijiyey in ninkii shalay weerarka ku qaaday kaniisada kutaal magaalada Nice uu kasoo jeedo dalka Tunisia. Ninkan…
Xisbiga ugu weyn ee Mucaaridka Tansaaniya ayaa sheegay inaysan aqoonsan doonin natiijada doorashada Madaxweynaha ee dhacday Arbacadii lasoo dhaafay, xili…
Shirka Khamiislaha ee golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu meel-mariyey ku talagalka miisaaniyad sanaddeedka dowladda Federaalka ee 2021…
Madaxweynaha France Emmanuel Macron oo maanta booqday kaniisadii uu ka dhacay weerarka lagu dilay 3 qof ee magaalada Nice ayaa…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magacaabay guddiga maamulka doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.…
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya Saciid Xuseen Ciid oo maanta soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka…