Dowlada Azerbaijan ayaa ku eedaysay in Armenia ay jabisay xabad joojintii Isniintii lasoo dhaafay lagu dhawaaqay, kadib markii ay xoogaga…
Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa si dadban uga jawaabtay hadaladii uu madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Marcron ugu gefay Nabigeena Muxammed NNKH. Hoos…
ShacabkaTansaaniya ayaa maanta u codeenaya Madaxweynaha shanta sano ee soo socota, waxaana la filayaa inay guusha raacdo Madaxweynaha xilka haya…
Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhintay dooni yar oo siday qaxooti kuwaasi oo kasoo baxay dalka France kuna sii…
Xubnaha barlamaanka Cusub ee maamulka Hirshabelle ayaa lagu wadaa in maanta la dhaariyo islamarkaana la siiyo kaararka aqoonsiga ee xildhibaanimo…
Ku-simaha madaxweynaha Puntland ahna madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta soo xiray shirka soo bandhigidda waxbadalka aragtiyaha Dowladahaha…
Ciidamada Ilaalada badda Puntland ee PMPF ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal qorsheysan ka sameeyay xeebaha deegaano dhowr ah oo ka tirsan…
Waxaa maanta oo Salaasa ah magaalada Dhaka ee caasimada Bangaladhesh ka dhacay banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo dowlada France…
Aqalka Sare ee Maraykanka ayaa xalay ansixiyey Garsooraha cusub ee uu Madaxweynaha Maraykanka u magacaabay Maxkamada sare ee dalkaasi. Haweenaydan…
Kumanaan kamid ah shacabka magaalada Milan ee dalka Talyaaniga ayaa xalay dhigay banaanbaxyo rabshado wata oo ay uga soo horjeedaan…
In ka badan 25 qof ayaa ku dhimatay xiisada ka taagan dalka Guinea kadib markii lagu dhawaaqay natiijada doorashadii Madaxweynaha…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya…