Madaxweyne kuxigeenka Maraykanka Mike Pence iyo Senator Kamal Harris oo u tartamaya xilka Madaxweyne kuxigeenka ayey dood adag dhexmartay xili…
Maxkamada dalka Maraykanka ayaa lagu wadaa in lasoo taago labo nin oo kamid ahaa kooxda Daacish oo loo heysto dilka…
Waxaa dib loo cusbooneysiiyey heshiiskii dekadda Muqdisho ee shirkadda Turkiga laga lee yahay ALBAYRAK, kaas oo lagu soo koobey muddo…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Safiirada Wadamada Nordic u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya. Masuuliyiintan…
Guddiga Doorashooyinka Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta shahooyinka aqoonsi gudoonsiiyey lix xisbi siyaasadeed kuwaas oo kamid noqon doona…
Dhamaan Hogaanka ugu sareeya ee militariga Maraykanka ayaa la sheegay in guryahooda lagu karantiilay kadib markii cudurka Covid19 laga helay…
Urur Gobaleedka dalalka Galbeedka Afrika ee ECOWAS ayaa xayiraadii ay kusoo rogeen dalka Mali qaaday Salaasadii shalay kadib markii la…
Waxaa caawa magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ee Puntland ka dhacay shil sababay dhimashada hal qof, kadib markii mid…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta furay Kal-Fadhiga Sadexaad ee Golaha Wakiilada Jubaland. Madaxweynaha…
Siihayaha Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowlada Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa shir gudoomiyey kulan maanta dhexmaray madaxda wasaaraddaha maaliyadda dowlad…
Ismaamulka Tigray-ga Itoobiya ayaa sheegay inaysan aqoonsaneyn Baarlamaanka Federaalka (Golaha Shacabka & Golaha Federaalka) kadib markii uu wakhtigooda ka dhamaaday…
Donald Trump ayaa xalay dib ugu noqday Aqalka Cad ee Madaxtooyada Maraykanka, Madaxweynaha Maraykanka ayaa maalmihii lasoo dhaafay ku jiray…