Xoghayaha dhinaca saxaafadda u qaabilsan aqalka cad ee Maraykanka Kayleigh McEnany ayaa baaritaan kadib laga helay cudurka safmarka ah ee Coronavirus…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo oo booqasho ugu tagay Amiirka cusub ee dalka…
Shir looga hadlayo arrimaha doorashooyinka dalka 2020/2021 ayaa maalmahan ka socday garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde gaar ahaan Xarunta Xalane…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qasriga madaxtooda ee Jabuuti ku qaabilay raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali…
Ciidamada Booliska Soomaaliland ayaa soo qabtay labo qof oo diinta Kiristanka ku fidinayey gudaha Soomaaliland, kuwaas oo la sheegay inay…
Dagaalka u dhaxeeya dalalka Armenia iyo Azerbaijan oo galay todobaadkii 2aad ayaa sii xoogeysanaya. Dowlada Azerbaijan ayaa ku eedaysay ciidamada…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa gaari isagoo saaran u gacan haatiyey taageerayaashiisa ku sugan banaanka isbitaalka uu ku jiro ee…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada kuwayt ee caasimadda dalka…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa amaro kusoo rogay xubnaha xil-gaarsiinta ee golaha wasiiradda Xukuumaddii hore. War…
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea, Waxaana halkaasi kusoo dhoweeyey…
Dowlada Puntland ayaa markii ugu horeysay ka hadashay sicir-bararka xoogan ee ku dhuftay deegaanadeeda kadib markii heerkii ugu sareeyey abid…
Raysal wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa tan iyo markii loo magacaabay xilkan waxaa uu safarkiisii ugu horeeyey…