Boqortooyada Sacuudiga ayaa cambaareysay weerarada ciidamada Israel ka wadaan dhulka Falastiin. War kasoo baxay Salaasadii shalay Wasaarada Arrimaha Dibada ee…
Wasiirka caafimaadka Puntland, Dr. Jaamac Faarax Xasan, ayaa sheegay, iyadoo Puntland ilaalinayso badqabka shacabkeeda in ay joojiyeen safarka dadka ka…
Dowladda Kenya ayaa gabi ahaanba joojisay duulimaadyada diyaaradihii isaga kala gooshi jiray magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi iyo guud ahaan diyaaradihii…
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa shaacisay xiliga loo fariisanayo Imtixaanaadka shahaadiga ee fasalada 8-aad ee dugsi…
Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay dhisme kusoo dumay xaafad ay dagan yihiin dad barakacayaal ah oo ku taala deegaanka…
Qeybo ka mid ah gantaalkii hawada ee Shiinaha Long March 5B ayaa ku burburay Badweynta Hindiya, sida laga soo xiganayo…
Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika Moussa Faki Mohamat ayaa Soomaaliya u soo magacaabay ergay gaarka ah oo ka shaqeyn doona dhex-dhexaadinta…
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa ka hadlay natiijada ku dhawaaqista Xukunka Dacwadda Badda ee…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ee muddo xileedkeedu dhamaaday ayaa maanta ku dhawaaqday inay dib u soo celisay xiriirkii Diblomaasiydeed ee kala…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa madaxtooyada Garoowe ku qaabilay madaxa xafiiska Qaramada Midoobey ee Puntland, Guy Griffin. Kulanka…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir la qaatay xubnaha wakiilada Beesha Caalamka ee ku sugan magaalada…
Waxaa markale hakad uu ku yimid isku socodka gaadiidka wadada dheer ee xiriirisa magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho kadib markii daadad…