Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng. Maxamed Xuseen Rooble ayaa isugu yeeray dhamaan taliyaasha kala duwan ee ciidamada qalabka sida ee…
Hal qof ayaa ku geeriyoodey magaalada Garoowe kadib markii uu rasaas ridey askeri kuwa canshuurta ururiya ah. Askeri rasaasta ridey…
Waxaa lagu wadaa in uu bilowda wejiga labaad ee dhamaystirka heshiiska Doorashooyinka, kadib markii baarlamaanku ansixiyeen heshiiska oo ka dhigeen…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) ayaa habeenkii xalay ka qaybgalay casho sharaf uu sameyey…
Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban Isimo, Waxgarad iyo aqoonyahan ayaa maanta si heer sare…
Raysal Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah Safiirrada dalalka caalamka u…
Waxaa weli socda dagaalkii Axadii shalay dib uga dhex bilowday dalalka jaarka ah ee Azerbaijan iyo Armenia, dagaalkan oo daba…
Dowlada Yemen iyo Kooxda Shiicada ah ee Xuuthiyiinta ayaa markii ugu horeysay wada saxiixday heshiis ay Maxaabiista dagaalka isku dhaafsanayaan.…
Raysal wasaaraha cusub ee dowlad federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xilkaasi kala wareegay Mahdi Maxamed Guuleed oo ahaa…
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii u horeysey oggolaadey in uu horyimaado shacabka si su’aalo loo weydiin karo, inkasta oo…
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Garsooraha Maxkamada Sare Haweenayda Amy Coney Barrett oo bedali doonta…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee…