Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Wafdigiisa kulan qado sharaf…
Naxariista janno alle ha siiyee waxaa maanta dalka Turkiga ku geeriyooday Xildhibaan Da’uud Nuur Muuse oo ka tirsan xildhibaanada Barlamaanka…
Agaasimaha warfaafinta ee Madaxtooyada dowlada Federaalka Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa hadal uu ka jeediyay munaasabad lagu daahfurayay dhaqangelinta xeerka warbaahinta…
Raysalwasaaraha Sudan Abdallah Hamdok ayaa sheegay in xukuumadooda aysan awood u lahayn inay wax heshiis ah la gasho Israel, arrintan…
Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa maanta oo Arbaca ah duqeyn la beegsaday koonfurta dalka Lubnaan kadib markii ay sheegeen in…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka hadlay kulan dhexmaray isaga iyo Fahad Yaasiin Agaasimaha nabadsugida iyo…
Siihayaha xilka raysal wasaaradaha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta kormeeray xabsiga ee dhexe ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay…
Shacabka ayaa banaanbaxyo rabshado wata uga jawaabay toogasho ay booliiska Maraykanka u geysteen nin madow ah oo aan hubeysneyn, falkan…
Waxaa si rasmi ah loo bilaabay wajiga labaad ee mashruuca balaaran ee dhismaha wadada isku xiri doonta Ceel Daahir illaa…
Waxaa maanta oo Isniin ah dalka New Zealand ka bilowday dhageysiga Maxkamada oo todobaadkan xukunka ku rideysa ninkii Cunsuriga ahaa…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa habeenkii xalay casumaad u sameeyey dad gaaraya 40 qof, kuwaas oo isugu jirey hoggaamiyaasha…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey kulanka uu la yeeshay Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo looga hadlay…