Waxaa magaalada Muqdisho weli ka socda xusul-duubka iyo orodka loogu jiro ciddii beddeli lahayd Raysalwasaare Xassan Cali Kheyre. Qabashada xilkan…
Madaxweynaha dowlad Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta salaadda Ciidul Addxaaga Dadweynaha Galkacayo kula tukaday Masaajidka Xaaji Cali Biixi. Madaxweynuhu…
Shirkii Golaha wasiirada ee dhawaan kalsoonida lagala noqdey ayaa lagu ansixiyay xubnaha guddiga farsamada heer Federaal ee ka baaraan degaya…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna gudoomiyaha xisbiga UPD, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shir jaraaid uu qabtay wuxuu kaga hadlay kulan…
Maanta waa maalintii Carrafo oo ah rukniga ugu weyn ee gudasahada waajibaadka Xajka, Sanadkasta maanta oo kale malaayiin qof ayaa…
Xukuumada Trump ayaa Arbacadii shalay shaacisay in ciidamadooda ku sugan dalka Germany halkaasi laga rari doono. Wasaarada Gaashaandhiga ayaa sheegtay…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda olole loogu jiro cidda qabanaysa xilkii uu baneeyey raysalwasaare Xassan Cali Kheyre. Ololahan ayaa mararka…
Xildhibaanada golaha Wakiilada Puntland ayaa maanta oo Arbaca ah 29 Luuliyo 2020 ka hor fasaxa ciidka ka doodaya dib u…
Kooxaha Koonfurta Yemen ee doonayey inay gooni uga go’aan dalka Yemen ayaa sheegay inay dib uga noqdeen qorshahaasi, go’aankan ayaa…
Warbixin ka soo baaxdey baaritaan ay sameeyeen ciidanka Militariga Mareykanka ayaa qiraysa in weerar ay qaadeen ku dileen qof rayid…
Waxaa si weyn isu soo taraya wel-welka iyo walaaca laga qabo xaaladda dalku ku socdo, waxaa soo badanaya baaqyada beesha…
War saxaafadeed ay soo saareen dalalka iyo ururada taageera Soomaaliya ayaa si wadajir ah loogu baaqey in ay walaac ka…