Bishii Feberaayo sanadkii 2011 oo hadda laga joogo 10 sano ayuu hogaamiyihii muddada dheer kasoo talinayey Masar, Maxamed Xusni Mubarak…
Madaxweynaha Muddo xileedkiisa dastuuriga uu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo xalay xili dambe kasoo muuqday muuq-baahiyaha ayaa sheegay…
Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay go’aankii dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug uga soo horjeesteen…
Labada maamul ee Galmudug iyo Hirhsablle oo horey xulafo ula ahaa Madaxweynaha xilkiisu dhamaadey Farmaajo ayaa soo saarey warmurtiyeed ay…
Muqdisho, 27 Abriil 2021 – Saaxiibada caalamka* waxay si adag u cambaareynayaan rabshadihii ka dhacay Muqdisho 25kii Abriil. Waxaan marar badan…
Waxaa ka bilowdey qaar kamid ah xaafadaha Muqdisho barakac baahsan, kadib markii dadka rayidka ah ay ka cabsadeen in korkooda…
Qoraal ka sooaabxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa lagu sheegay sida Maraykanku uga walaacsan yahay xaaladda Muqdisho ka taagan,…
Farxaan Axmed Xasan oo ahaa Taliyihii Saldhiga degmada Shibis ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in uu ku biiray ciidamada ka…
Kadib dagaalo goobo kala duwan ka dhacay habeenkii xalay magaalada Muqdisho, ayaa waxaa baaqyo ka soo saarey dalalka Soomaaliya saaxiibka…
Waxaa degan xaaladda magaalada Muqdisho kadib markii xalay ay dagaalo culus ku dhexmareen ciidamo kawada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Wadooyin…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bartiisa Facebook soo dhigay Qoraal uu ku shaaciyay in Ciidamado ka amar…
Xukuumada Farmaajo ayaa kahor timid go’aankii kasoo baxay Golaha Nabada iyo Amaanka ee Midowga Afrika oo si adag uga horyimid…