Taliyaha Booliska Soomaaliyeed oo ka qeyb galay Xuska Sanad guurada 47-aad ee Ciidanka Booliska Dalka Jabuuti

Published: June 23, 2024
Shares10

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaa ka qeyb galay  Munaasabada Xuska Sanad guurada 47.aad ee Ciidanka Boliiska dalka aan walaalaha nahay Ee Jabuuti

Xaflada Sanadguurada 47.aad ee Ciidanka Booliska Jabuuti oo si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa ka dhacday Akadeemiyada Booliska ee Idiris Faarax Caabane.

Dowladaha Walaalaha ah ee Jabuuti iyo Soomaaliya ayaa ka wada shaqeeya xoojinta amaanka iyo tababarada ciidamada booliska.

Horseed Media