Gudddiga ku-meel gaar ah ee doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay tirada iyo magacyada ururada siyaasadeed ee iska…
Gudddiga ku-meel gaar ah ee doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyay tirada iyo magacyada ururada siyaasadeed ee iska diwaangaliyay guddiga.
Guddoomiyaha guddiga Tpec Guuleed Saalax Barre oo warbaahinta kula hadlay Caasimadda Garoowe ayaa sheegay in 17 urur siyaasadeed ay is diwaangaliyeen.
Wuxuu sheegay in ururada isdiwaangaliyay laga doonayo inay soo dhamaystiraan shuruudaha laga rabo inta ka horraysay 22 bisha April ee Sanadkan.
Magacyada Ururada
Hoos ka akhriso magacyada urur siyaasadeedyada
1. Urur Siyaasadeedka Bakaal
2. Urur Siyaasadeedka Xaq iyo Caddaalad
3. Urur Siyaasadeedka Xaqsoor
4. Urur Siyaasadeedka Daryeel
5. Urur Siyaasadeedka Runta iyo Caddaaladda
6. Urur Siyaasadeedka Shaqaalaha
7. Urur Siyaasadeedka Dhalinyarada
8. Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Sinaanta
9. Urur Siyaasadeedka Garsoor
10. Urur Siyaasadeedka Qarandoon
11. Urur Siyaasadeedka Kaah
12. Urur Siyaasadeedka Mideeye
13. Urur Siyaasadeedka Midnimo Qaran
14. Urur Siyaasadeedka Himilo
15. Urur Siyaasadeedka Horseed
16. Urur Siyaasadeedka Ifiye
17. Urur Siyaasadeedka Umadda
HORSEEDMEDIA
Waan soo dhoweyneyaa haday yihiin ururo doonaya caddaalad sinaan wadajir