UNSOM oo beenisay in qarax lala beegsaday Shaqaalaheeda

Published: January 12, 2022

Qoraal kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa lagu beeniyey in qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho lala beegsaday qaar kamid ah hay’adaha iyo shaqaalahooda.

UNSOM ayaa cambaareysay weerarkan iyadoo u tacsiyeysay dadkii uu khasaaraha kasoo gaaray weerarkan.

Kooxda Al shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyada weerarkan oo ay sheegeen inay la beegsadeen saraakiil shisheeye ah, waa sida ay hadalka u dhigeenee.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *