Published: November 30, 2020
Ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyey khilaafka ka taagan doorashada Soomaaliya gaar ahaan hadalada kasoo yeeraya siyaasiyiinta mucaaradka iyo masuuliyiinta dowlada.
War saxaafadeed kasoo baxay ururada bulshada rayidka ayaa loogu baaqay musharaxiinta iyo dowlada inay xaq dhowraan dareenka dadweynaha Soomaaliyeed, kana digtoonaadaan inay isticmaalaan hadalo dhalin kara dhiilo colaadeed.
Hoos ka akhriso:
Horseed Media