© 2023 Horseed Media Group

golis telecom

Ururka Al-Shabaab oo dib ula wareegay gacan ku haynta degmada Badhaadhe

Degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada hoose wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay dib ula wareegeen gacan ku heynta degmadaasi

Degmada waxaa ku sugnaa ciidanka AMISOM iyo kuwa Jubbaland oo dhawaan ay kala wareegeen maleeshiyada Shabaab, balse halkaasi waa ay isaga baxeen ciidamada Kenya ee AMISOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayuu yiri goob jooga la hadlay warbaahinta.

Ma ahan markii ugu horeysay oo ay ciidamada AMISOM iyo kuwa Jubbaland baneeyaan magaaladaasi Iamana ga iyo hadda sababta ay ciidamada uga baxeen degmada Badhaadhe.

Horseed Media 2017