Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyey deegaano horleh [Muqaal ]

Published: October 29, 2019

Wabiga Shabeelle ayaa waxaa uu fatahaad horleh ka sameeyey deegano ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan deegaano hoostaga magaalooyinka Jowhar iyo Mahadaay, waxaana badi dadkii ku noolaa deegaanadaas ay ka barakaceen.

Tuulooyinka saacadihii la soo dhaafay uu fatahaada ka sameeyey Wabiga Shabeelle ayaa waxaa kamid ah, Buurfuule,Buulo Sabuun, Muriyaale,Lamawaab, Xudur Ciise, Kulmis Weyne iyo Dagmada Mahadaay.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *