Wafdi heer Federaal ah oo booqday Laascaanood- Video

Published: February 2, 2024

Magaalada Laascaanood Xarunta Maamulka SSC Khaatumo waxa booqday wafdi heer Federaal ah, ganacsato iyo qurbajoog uu hoggaaminayay Raysalwasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya Ugaas Abdiwahab Ugaas Hussein Ugaas Khaliif.