Warmurtiyeed laga soo saaray shirka madaxda M/goboleedyada

Published: September 8, 2018

Waxaa goordhawayd lasoo gaba gabeeyay shirka madaxda maamul goboleedyada uga socday magaalada Kismaayo.

Warmurtiyeedka laga soo saaray shirka ayaa koobnaa 4-qodob,waxaana ku xusnaa qodobo ay kamid yimhiin amaanka,siyaasada iyo fulinta heshiisyo hore ay madaxda maamulada ula galen dowlada federaalka.

Shirkan oo 5-tii maalmood ee lasoo dhaafay madaxda dowlad goboleedyada uga furmay magaalada Kismaayo ayaa qodobkii ugu weynaa ee ku xusnaa uu ahaa hakinta xiriirkii wada shaqeyneyd ee ay wada lahaayeen madaxda dowlad goboleedyada iyo Federaalka.

Horseed Media 2018

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *