Wasaarada Caafimaadka oo soo saartay liiska dalal rakaabka imanaya la karantiilayo.

Published: March 22, 2020

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka soo safraya 14 dal inay imaanayan dalka, kuwaasi oo ku xaniban garoomo ku yaala Caalamka.

Dowlada federalka ayaa muddo labo maalmood ah fasaxday duulimaadyada dalalka caalamka kadib markii cabasho ka timid muwaadiniin Soomaali ah oo ku xayiran garoomada diyaaradaha ay cagadhigtaan.

14kaan dal ayay dawladu sheegtay in dadkooda la karantiilayo si loo hubiyo caafimaadkooda, loogana baaro caabauqa dunidda kusii faafaya ee Carona-Virus.

Leave a comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *