7 January, 2020
Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa sheegtay in ay dhakhaatiir u dirtay Degmada Saaxo halkaas oo dhawaan uu…
Wasaarada Caafimaadka Puntland ayaa sheegtay in ay dhakhaatiir u dirtay Degmada Saaxo halkaas oo dhawaan uu ka dilaacay cudur sababay dhimashada 3 qof sidoo kale soo ritay bukaano kale.
Dhaqaatiirtas ayaa waxaa ay qiimeyn ku sameyn doonaan dadka bukaanada ah ee isbitaalka Saaxdheer jiifa si loo baahiyaha caafimaad ee jirra, sidoo kale dhakhaatiirka ayaa baari doono nooca uu yahay cudurka ka dilaacay degmadaas gaas oo dadka deegaanku ay garan-waayeen.
Horseed Media, 2019